Wacyigelinta

Wacyigalinta Dadweynaha ee Dhamaan cutubyada Dastuurka ee dib u eegista lagu sameeyay waxaa lagu soo koobay jadwalkaan hoose.

Howlaha

Goobta

Sida loo Qabanaayo

Taariikhda

Hay’adaha Fulinaya

Hay’adaha Lala kaashanaayo

Wacyigalinta bulshada  ee Cutubyada 1 -5aad ee lagu sameeyay Dib-u-eegista

 

 

Dhammaan Dowlad Goboleedyada, Goobolka Banaadir iyo Maamullada kale ee dalka

       Kulamo wacyigalineed

       Samaynynta Mobile App lagu diyaariyo fariimaha wacyigalinta.

       Olole saxaafadeed

       Dood wadaag (kooxo)

       Siminaarro/Tababarro

       Qoraallo

       Baraha Bulshada

15 Maarso- 15 Abriil, 2019

WAD, GL, GMDHD, Xukuumadaha DXF iyo Baarlamaanada DXF

XFS, UN/UNDP, Max Planck iyo Hay’adaha Kale

Wacyigalinta bulshada  ee Cutubyada 6 -9aad ee lagu sameeyay Dib-u-eegista

Dhammaan Dowlad Goboleedyada, Goobolka Banaadir iyo Maamullada kale ee dalka

       Kulamo wacyigalineed

       Olole saxaafadeed

       Dood wadaag (kooxo)

       Siminaarro/Tababarro

       Qoraallo

       Baraha Bulshada

1-15 May, 2019

WAD, GL, GMDHD, Xukuumadaha DXF iyo Baarlamaanada DXF

XFS, UN/UNDP, Max Planck iyo Hay’adaha Kale

Wacyigalinta bulshada  ee Cutubyada 10 -15aad ee lagu sameeyay Dib-u-eegista

Dhammaan Dowlad Goboleedyada, Goobolka Banaadir iyo Maamullada kale ee dalka

       Kulamo wacyigalineed

       Olole saxaafadeed

       Dood wadaag (kooxo)

       Siminaarro/Tababarro

       Qoraallo

       Baraha Bulshada

6 -20 Juun, 2019

WAD, GL, GMDHD, Xukuumadaha DXF iyo Baarlamaanada DXF

XFS, UN/UNDP, Max Planck iyo Hay’adaha Kale

Scroll to Top
Scroll to Top