4-ta Cutub ee uu BJFS Ansixiyay

4-ta Cutub ee BFS Ansixiyay

Afarta Cutub ee ugu horreeysa Dastuurka oo uu BJFS meel mariyay halkaan hoose kala deg.

Soojeedinta-Nuqulka-Kama-Dambayst-ah-28.3.2024

 

Waxaa kale oo halkaan hoose ka heli kartaa nuqulkii ka horeeyay iyo warbixintiisa.

Guddiga Dib-u-eegista iyo La-socodka Hirgelinta Dastuurka BFS ayaa hor geeyay Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya soojeedinta wax ka beddelka Dastuurka Afarta cutub ee ugu horreysa Dastuurka iyo Warbixinta La-socota.

Halkaan hoose kala deg Soojeedinta iyo Warbixinta La-socota.

Soojeedinta Wax ka bedelka Dastuurka 1aad ilaa 4aad

Warbixinta 4ta Cutub

Scroll to Top
Scroll to Top