Qodobada Dib loo eegay
Natiijooyinka Soo-jeedinta Wax-ka beddelka Qabyo-qoraalka 1aad
Labada Guddi waxay saldhig uga dhigeen qabyo-qoraalka 1aad ee dib-u-eegidda Dastuurka cilmibaaris iyo daraasado ay ku sameeyeen Dasaatiir kala duwan, waxay sidoo kale waxyaabo badan ka soo qaatay ama ka soo qaateen howlihii baaxadda weynaa ee ay horey u qabteen Guddigii La socodka Baarlamaanki 9aad iyo Guddiga Madaxa-bannaan, waxaana ka soo baxay natiijada soo socota:
Cutubka | Waxa Isbedelka | Tirada |
Cutubka 1aad | Faqrado cusub | 5 |
Faqrado la tiray | 2 | |
Cutubka 2aad | Faqrado cusub | 16 |
Faqrado la tiray | 4 | |
Cutubka 3aad | Faqrado cusub | 2 |
Faqrado la tiray | 2 | |
Qodob laga wada-xaajooday | 1 | |
Cutubka 4aad | Qodobo cusub | 1 |
Faqrado cusub | 4 | |
Cutubka5aad | Qodobo cusub | 1 |
Qodobo la tiray | 2 | |
Faqrado cusub | 6 | |
Cutubka 6aad | Qodobo cusub | 1 |
Qodobo la tiray | 9 | |
Faqrado cusub | 32 | |
Faqrado la tiray | 6 | |
Cutubka 7aad | Qodobo cusub | 2 |
Qodobo la tiray | 3 | |
Faqrado cusub | 23 | |
Faqrado la tiray | 1 | |
Cutubka 8aad | Qodobo cusub | 2 |
Faqrado cusub | 18 | |
Faqrado la tiray | 1 | |
Cutubka 9aad | Qodobo cusub | 6 |
Qodob la tiray | 3 | |
Faqrado cusub | 13 | |
Faqrado la tiray | 1 | |
Cutubka 10aad (Cusub) | Qodobo | 5 |
Faqrado | 11 | |
Cutubka 11aad | Qodobo la tiray | 7 |
Faqrado cusub | 13 | |
Faqrado la tiray | 6 | |
Cutubka 12aad | Qodob Cusub | 1 |
Qodob la tiray | 2 | |
Faqrado cusub | 4 | |
Faqrado la tiray | 2 | |
Cutubka 13aad | Qodob cusub | 1 |
Faqrado cusub | 9 | |
Faqrad la tiray | 3 | |
Cutubka 14aad | Qodobo cusub | 0 |
Qodob la tiray | 1 | |
Faqrado cusub | 9 | |
Cutubka 15aad | Qodob cusub | 1 |
Qodobo la tiray | 6 | |
Faqrado cusub | 4 | |
Faqrado la tiray | 1 |
Natiijooyinka Soojeedinta Wax-ka beddelka Qabyo-qoraalka 2aad
Guud ahaan qabyo-qoraalka 2aad waxaa Dastuurka KMG qodobodiisa iyo faqradihiisa lagu sameeyey dib u habeyn, siiqayn iyo kaabid inta badan wax looga bedeley nuxurka faqrado hoosaadyada. Balse isbedelada ugu waaweyn waa kuwan shaxda hoose ka muuqda ayadoo ay xusid mudan tahay in mudadii soo saarista qabyo-qoraalka 2aad aaney jirin wax heshiis siyaasadeed ah oo laga galey qodobada wada-xaajoodka u baahan.
Cutubka | Waxa Isbedelka | Tirada |
Cutubka 1aad | Faqrado cusub | 4 |
Faqrado la tiray | 2 | |
Cutubka 2aad | Faqrado cusub | 15 |
Faqrado la tiray | 7 | |
Cutubka 3aad | Faqrad cusub | 1 |
Faqrad la tirey | 1 | |
Cutubka 4aad | Qodobo cusub | 2 |
Faqrado cusub | 11 | |
Faqrado la tirey | 1 | |
Cutubka5aad | Qodobo cusub | 3 |
Faqrado cusub | 13 | |
Faqrado la tiray | 1 | |
Madax cusub | 1 | |
Cutubka 6aad | Qodobo cusub | 3 |
Qodobo la tiray | 5 | |
Faqrado cusub | 18 | |
Faqrado la tiray | 1 | |
Cutubka 7aad | Faqrado cusub | 16 |
Faqrado la tiray | 1 | |
Cutubka 8aad | Qodobo cusub | 3 |
Faqrado cusub | 14 | |
Cutubka 9aad | Qodobo cusub | 5 |
Qodob la tiray | 1 | |
Faqrado cusub | 33 | |
Faqrado la tiray | 3 | |
Cutubka 10aad (Cusub) | Qodobo | 5 |
Faqrado | 13 | |
Cutubka 11aad | Qodobo la tiray | 3 |
Faqrado cusub | 10 | |
Faqrado la tiray | 14 | |
Cutubka 12aad | Faqrado cusub | 3 |
Faqrad la tiray | 1 | |
Cutubka 13aad | Qodob cusub | 1 |
Faqrado cusub | 9 | |
Faqrad la tiray | 1 | |
Cutubka 14aad | Qodobo cusub | 4 |
Qodob la tiray | 1 | |
Faqrado cusub | 19 | |
Cutubka 15aad (cusub) | Qodobo | 3 |
Faqrado | 5 | |
Cutubka 16aad | Qodob cusub | 1 |
Qodobo la tirey | 6 | |
Faqrado cusub | 6 | |
Faqrado la tirey | 26 | |
Jadwalada | Jadwal cusub | 2 |
Jadwal la tiray | 2 |