Axdiyadii KMG 2000 iyo 2004

Axdiyadii KMG ahaa ee 2000 iyo 2004

26-dii Juun 2000 ayay ergadii shirki Carta ansixiyeen Axdiga KMG ee Dowladdii TNG, axdigas wuxuu dhisayay nidaam dowlad KMG, dimuquraadi ah isla markaana leh ismaamul goboleed, wuxuuna ka koobnaa 38 Qodob.

Dabayaaqadii 2002 ayaa shir dib u heshiisiin ah ka bilowday dalka Kenya oo ay taagyeereysay IGAD.

Geeddi Socodkaas waxaa lagu gaaray ansixintii Axdiga Federaalka ah iyo Dawlad KMG ah.

Axdiga Federaalka KMG wuxuu ka koobnaa 71 Qodob, wuxuuna dhisay nidaam dowladeed oo federal ah.

Scroll to Top
Scroll to Top