Dastuurada
Dastuurada Soomaliya
Dowladnimada Soomaaliya waxa ay dhalatay 1960-kii markii ay midoobeen dhulkii Soomaaliyeed ee Ingiriisku gumaysanayey ee woqooyiga loona yaqaanney British Somaliland iyo dhulkii Talyaanigu xukumayey ee koofurta loona yaqaannay Italian Somaliland. Tan iyo 1960-kii, Soomaaliya waxa ay yeelatay saddex dastuur (1960, 1979 iyo 1990), labo axdi (2000 iyo 2004), iyo hal dastuur oo kumeelgaar ah (2012) waa kan hadda dib u eegistu ku socotee.
Dhammaan Dastuurada oo dhameystiran dhankaan bixix kala deg.