Guddiga la-Socodka

Guddiga La socodka Dastuurka Baarlamaanka FS waa guddi ka kooban labada Aqal ee BFS iyo xubno ka socda Dowlad Goboleedyada, waxuuna ka shaqeeyaa kormeeridda, hagidda iyo ansixinta geedi-socodka dib-u-eegista Dastuurka. 

Scroll to Top
Scroll to Top