QORMO HORAADKA ISTIRAATIJIYADDA MIDAYSAN EE LATASHIAGA IYO WACYIGALINTA DADWAYNAHA EE DIB-U-EEGISTA DASTUURKA
2019

Dastuurka kumeel gaarka ah oo ay ansixiyeen Golaha Ansixinta Qaranka sanadkii 2012, oo aan helin wacyigalin iyo latashi ku filan ayay saddexda hay’adood waxay qorsheeyeen in ay bilaabaan latashi iyo wacyigalin baahsan oo ay ka qaybgalaan dhammaan Bulshada Soomaaliiyeed si loo siiyo fursad ay ku dhiibtaan aragtidoodu ku aadan Dib-ugeesta Dastuurka.

Halkaan Hoose kala deg.

Istiraatijiyadda Latashiaga iyo Wacyigalinta Dadwaynaha 1-2 March

Scroll to Top
Scroll to Top