{"id":2030,"date":"2021-03-26T08:12:56","date_gmt":"2021-03-26T08:12:56","guid":{"rendered":"https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/?p=2030"},"modified":"2021-03-29T07:12:11","modified_gmt":"2021-03-29T07:12:11","slug":"latashiga-dadweynaha-ee-qabyo-qoraalka-seddexaad-ee-dib-u-eegista-dastuurka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/latashiga-dadweynaha-ee-qabyo-qoraalka-seddexaad-ee-dib-u-eegista-dastuurka\/","title":{"rendered":"Latashiga Dadweynaha ee Qabyo Qoraalka Seddexaad ee dib u eegista Dastuurka"},"content":{"rendered":"<p>Hay\u2019adaha u xilsaaran dib u eegista Dastuurka ee heer Federaal oo kala ah <a href=\"https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\">Guddiga La-socodka Dastuurka Baarlamaanka FS<\/a>, Wasaaradda Arrimaha Dastuurka iyo Guddiga Madaxabanaan ee dib u eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa Maarso 2021, bilaabay shirarka soo gabagabeynta latashiga Qabyo Qoraalka 3<sup>aad<\/sup> ee dib u eegista Dastuurka iyo diyaarinta Warbixinta gabagabada dib u eegista wajiga labaad ee Baarlamaanka 10<sup>aad<\/sup> ee loo gudbin rabo Baarlamaanka 11<sup>aad<\/sup> iyo xukuumada soosocota.<\/p>\n<p>Hay\u2019adahan Dastuurka kahor inta aysan bulshada u soobandhigin Qabyo Qoraalka 3<sup>aad<\/sup> iyo Warbixinta gabagabada ayay ayagu shirwayn oo ay kusoo gabagabeynayaan arrimahan isugu yimaadeen intii u dhaxeeysay 9 \u2013 11 Maarso 2021 magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Bandhigyo badan, doodo dhaadheer iyo aragtiyo ay is dhaafsadeen xubnaha hay\u2019adaha kadib waxay soo dhammeystireen soona gabagabeeyeen Qabyo Qoraalka 3<sup>aad<\/sup> ee ugu danbeeyo iyo Warbixinta gabagabada dib u eegista Dastuurka ee xiligaan Baarlamaanka 10<sup>aad<\/sup>.<\/p>\n<p>Intaas kadib waxay bilaabeen inay Bulshada Soomaaliyeed heerarkooda kala duwan iyo Dowlad Goboleedyada u soobandhigaan Qabyo-qoraalka 3<sup>aad<\/sup> si ay ayaguna faalooyinkooda iyo aragtiyadooda ugu darsadaan loona tixgaliyo.<\/p>\n<p>16 &#8211; 18 Maarso 2021, Hay\u2019adaha dib u eegista Dastuurka waxay shirka latashiga Nuqulka 3<sup>aad<\/sup> u qabteen ururada bulshada rayidka ee ka kala socday Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Benaadir waxayna aragtiyo ballaaran oo la tixgaliyay ka soojeediyeen Nuqulka 3aad ee dib u eegista Dastuurka.<\/p>\n<p><strong>Qodobadii ay aragtiyada ka dhiibteen waxaa kamid ahaa:<\/strong><\/p>\n<ul>\n<li>in la tixgeliyo dadka waawayn ee ay waajibka ku tahay inay taageeraan oo ay daryeelaan caruurtooda iyadoon loo eegin tan dambe ee ah heerka dhaqaale ee isku filnaashaha.<\/li>\n<li>in madaxda Dowlad Goboleedyada doorashadooda ay noqoto mid toos ah;<\/li>\n<li>in laga fiirsado adeegsiga erayga \u201cbeelaha laga tirada badan yahay\u201d iyadoo aysan jirin tirakoob dhab ah oo lagu kalsoonaan karo cidda laga tirada badan yahay marka loo eego xaaladda Soomaaliya;<\/li>\n<li>in la tixgeliyo in la yareeyo da&#8217;da xubinnimada Golaha Wasiirrada iyo Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya maadaama dadka Soomaaliyeed badankood yihiin dhalinyaro;<\/li>\n<li>in da\u2019da qaangaarnimada laga fiirsado wax kahor imaanaayo shareecda Islaamka;<\/li>\n<li>in maqaamka Caasimada Federaalka xulashooyinkooda hal xaba laga sii cadeeyo;<\/li>\n<li>in lagu daro qoondada haweenka ee 30 boqolkiiba doorashada iyo magacaabista xafiisyada dowlada.<\/li>\n<\/ul>\n<p>Sidoo kale 23 \u2013 25 Maarso ayaa shirkii gabagabada latashiyada lala yeeshay Wasiirada Dastuurada Dowlad Goboleedyada iyo ergada Guddiyada Dastuurada Dowlad Goboleedyada waxaana loo soobandhigay oo lagala tashtay Nuqulka Saddexaad ee dib u eegista wajiga labaad ee Baarlamaanka 10<sup>aad<\/sup> oo ugu danbeeyo.<\/p>\n<p>Hay\u2019adaha heer Federaal ee u xilsaaran dib u eegista Dastuurka ayaa fududeeyay doodaha ayagoo guudmar ku sameeeyay waxqabadyadii ugu waaweynaa iyo waxyaabihii u qabsoomay geeddi-socodka dib-u-eegista dastuurka sannadihii 2017 &#8211; 2021; iyo waliba fikradaha iyo talooyinka ugu waaweyn ee qabyo qoraalka dukumintiga saddexaad ee wax ka badalka Dastuurka.<\/p>\n<p>Ergada Dowlad Goboleedyada ayaa Cutubyo iyo Qodobo ku jira nulqulka 3<sup>aad<\/sup> ka dhiibtay aragtiyadooda iyo faalladooda waxayna ballan qaadeen inay gaarsiin doonaan madaxda iyo shacabka Dowlad Goboleedyadooda.<\/p>\n<p><strong>Dowlad Goboleedyada cutubyadii iyo Qodobadii ay ka soo faaloodeen waxaa kamid ahaa:<\/strong><\/p>\n<ul>\n<li>Cutubka 10<sup>aad<\/sup> ee dib u eegista Dastuurka ee khuseeya Dowlad Goboleedyada;<\/li>\n<li>Afafka rasmiga ah ee Dastuurka in lagu daro lahjadda Maayga;<\/li>\n<li>Jinsiyadda iyo Dhalashada qaabka lagu heli karo iyo habka la iskaga qaadi karo;<\/li>\n<li>Xildhibaanka heer kasta ee Dowladeed inuusan jago kale oo heer kastaa inuusan qaban Karin xitee wasiir;<\/li>\n<li>Qofka wato dhalasho labaad ee wadan kale in uusan qaban Karin jagooyinka ugu sareeya ee wadanka;<\/li>\n<li>Iyo qodobo kale oo muhiim u ahaa hay\u2019adaha soodiyaariyay nuqulka seddexaad ee dib u eegista Dastuurka.<\/li>\n<\/ul>\n<p>Hay\u2019adahan saddexda ah ee dib u eegista Dastuurka iyo dhammeystirkiisa ka shaqaynaayo (Guddiga La-socodka Dastuurka BFS, Wasaaradda Arrimaha Dastuurka iyo Guddiga Madaxabannaan ee dib u eegista iyo Hirgelinta Dastuurka) ayaa markay dhammeeyaan la-tashiyada dadweynaha Soomaaliyeed ee ku aadan Qabyo Qoraalka saddexaad qodobadiisa farsamada oo ah 143 cecelis ahaana ah 81%, waxay u gudbin doonaan Baarlamaanka soosocda ee 11<sup>aad<\/sup> si ay uga doodaan una ansixiyaan.<\/p>\n<p>Halka Qodobada Wadaxaajoodka Siyaasadeed u baahan oo ay hay\u2019aduhu isla garteen ay yihiin 14 qodob celcelis ahaana ah 19% ay ka wada heshiin doonaan Xukuumadda Dowladda Federaalka iyo Xukuumadaha Dowlad Goboleedyada.<\/p>\n<p>Sawirada:<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/2Last.jpeg\"><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2039 size-medium\" src=\"https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/2Last-300x200.jpeg\" alt=\"dib u eegista Dastuurka\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/2Last-300x200.jpeg 300w, https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/2Last-1024x682.jpeg 1024w, https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/2Last-768x511.jpeg 768w, https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/2Last.jpeg 1080w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3Last.jpeg\"><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2040 size-medium\" src=\"https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3Last-300x200.jpeg\" alt=\"dib u eegista Dastuurka\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3Last-300x200.jpeg 300w, https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3Last-1024x682.jpeg 1024w, https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3Last-768x511.jpeg 768w, https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3Last.jpeg 1080w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/1Last.jpeg\"><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2038 size-medium\" src=\"https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/1Last-300x200.jpeg\" alt=\"dib u eegista Dastuurka\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/1Last-300x200.jpeg 300w, https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/1Last-1024x682.jpeg 1024w, https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/1Last-768x511.jpeg 768w, https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/1Last.jpeg 1080w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/D2P3.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2037\" src=\"https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/D2P3-300x200.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/D2P3-300x200.jpeg 300w, https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/D2P3-768x512.jpeg 768w, https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/D2P3.jpeg 960w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/DB10.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2036\" src=\"https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/DB10-300x200.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/DB10-300x200.jpeg 300w, https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/DB10-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/DB10-768x512.jpeg 768w, https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/DB10.jpeg 1080w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/D2P2.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2035\" src=\"https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/D2P2-300x200.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/D2P2-300x200.jpeg 300w, https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/D2P2-768x512.jpeg 768w, https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/D2P2.jpeg 960w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/10.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2034 size-medium\" src=\"https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/10-300x200.jpeg\" alt=\"Latashiga Dadweynaha ee Qabyo Qoraalka Seddexaad ee dib u eegista Dastuurka\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/10-300x200.jpeg 300w, https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/10-768x512.jpeg 768w, https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/10.jpeg 960w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2033 size-medium\" src=\"https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3-300x200.jpeg\" alt=\"Latashiga Dadweynaha ee Qabyo Qoraalka Seddexaad ee dib u eegista Dastuurka\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3-300x200.jpeg 300w, https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3-768x512.jpeg 768w, https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3.jpeg 1080w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/2.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2032 size-medium\" src=\"https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/2-300x200.jpeg\" alt=\"Latashiga Dadweynaha ee Qabyo Qoraalka Seddexaad ee dib u eegista Dastuurka\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/2-300x200.jpeg 300w, https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/2-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/2-768x512.jpeg 768w, https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/2.jpeg 1080w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/1.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2031 size-medium\" src=\"https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/1-300x200.jpeg\" alt=\"Latashiga Dadweynaha ee Qabyo Qoraalka Seddexaad ee dib u eegista Dastuurka\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/1-300x200.jpeg 300w, https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/1-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/1-768x512.jpeg 768w, https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/1.jpeg 1080w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p style=\"text-align: center;\">\/\/\/\/\/\/\/\/\/\/\/\/\/\/\/\/ Dhamaad \/\/\/\/\/\/\/\/\/\/\/\/\/<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Latashiga Dadweynaha ee Qabyo Qoraalka Seddexaad ee dib u eegista Dastuurka<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2039,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"site-sidebar-layout":"default","site-content-layout":"default","ast-site-content-layout":"","site-content-style":"default","site-sidebar-style":"default","ast-global-header-display":"","ast-banner-title-visibility":"","ast-main-header-display":"","ast-hfb-above-header-display":"","ast-hfb-below-header-display":"","ast-hfb-mobile-header-display":"","site-post-title":"","ast-breadcrumbs-content":"","ast-featured-img":"","footer-sml-layout":"","theme-transparent-header-meta":"default","adv-header-id-meta":"","stick-header-meta":"default","header-above-stick-meta":"","header-main-stick-meta":"","header-below-stick-meta":"","astra-migrate-meta-layouts":"default","ast-page-background-enabled":"default","ast-page-background-meta":{"desktop":{"background-color":"var(--ast-global-color-4)","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-gradient":""},"tablet":{"background-color":"","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-gradient":""},"mobile":{"background-color":"","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-gradient":""}},"ast-content-background-meta":{"desktop":{"background-color":"var(--ast-global-color-5)","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-gradient":""},"tablet":{"background-color":"var(--ast-global-color-5)","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-gradient":""},"mobile":{"background-color":"var(--ast-global-color-5)","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-gradient":""}},"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[14,17,15,16],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2030"}],"collection":[{"href":"https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2030"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2030\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2046,"href":"https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2030\/revisions\/2046"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2039"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2030"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2030"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dastuurka-bfs.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2030"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}