Shirkii Hay’adaha Dastuurka ee soo gebo-gebeynta dib u eegista Farsamo oo soo dhamaaday
Shirkii Wadatashiga Ha’adaha Dastuurka ee heer Federal iyo heer Dowlad Goboleed ee soo gabo-gabeynta dib u eegista FARSAMO ee Dastuurka KMG ah ayaa maanta oo taariikhdu tahay 13 November, 2020 lagu soo gabogabeeyay maagalada Muqdishu ee caasimadda Soomaaliya. Shirkan oo ay soo qaban-qaabiyeen Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista Dastuurka ee kala ah Guddiga La-socodka Dastuurka Baarlamaanka […]
Shirkii Hay’adaha Dastuurka ee soo gebo-gebeynta dib u eegista Farsamo oo soo dhamaaday Read More »

