Author name: webmaster

AFARTA CUTUB EE UGU HOREEYSA DASTUURKA OO MAANTA LA ANSIXIYAY;

Muqdisho; 30 Maarso, 2024; Xubnaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya labadiisa Aqal ayaa maanta ansixiyay afarta cutub ee ugu horeeysa Dastuurka Soomaaliya. Ugu horeyn sida uu qabo Qaraarka Habraaca Wax ka beddelka Dastuurka Qodobkiisa 5aad, Farqada Saddexaad, Guddiga Dib u eegista iyo La-socodka Hirgelinta Dastuurka ayaa keenay soojeedin(motion) ku saabsasan cutubka labaad qodobka 13(1) “Xaqa Nolosha”, […]

AFARTA CUTUB EE UGU HOREEYSA DASTUURKA OO MAANTA LA ANSIXIYAY; Read More »

DOODDII DASTUURKA OO MAANTA GASHAY MARXALADDA SEDDEXAAD

Muqdisho; 28 Maarso, 2024; Dooddii Dastuurka ee hortaalay Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta gashay Marxaladda Seddexaad ee Codeynta iyo Ansixinta Soojeedimaha wax-ka-bedelka Dastuurka. Sida uu qabo Qaraarka Habraaca Ansixinta Wax-ka-beddelka Dastuurka KMG qodobkiisa 5aad Marxaladdan ayaa ka bilaabaneeysa in loo qaybiyo nuqulka soojeedinta wax-ka-baddelka kama dambeysta ah xubnaha labada gole ee BFS, kaas oo

DOODDII DASTUURKA OO MAANTA GASHAY MARXALADDA SEDDEXAAD Read More »

Doodda Cutubka Labaad ee Dastuurka oo Gashay maalintii labaad

Muqdisho; 26 Febraayo, 2024; Waxaa maalintii labaad galay ka doodista cutubka labaad ee soojeedinta wax ka beddelka Dastuurka oo ka hadlaayo Xuquuqda Asaasiga ah iyo Waajibaadka Muwaaddinka qodobadiisa 10aad ilaa 20aad. Doodda maanta waxaa ka qaybqaatay in ka badan 34 xildhibaan iyo senator, ayagoo diiradda saaray xorriyadda diinta, caqiiddada, sinnaanta, xuquuqda asaasiga, xorriyadda nabadgelinta qofnimada

Doodda Cutubka Labaad ee Dastuurka oo Gashay maalintii labaad Read More »

waxuuna ka shaqeeyaa kormeeridda, hagidda iyo ansixinta geedi-socodka dib-u-eegista Dastuurka.

Shirkii Hay’adaha Dastuurka ee soo gebo-gebeynta dib u eegista Farsamo oo soo dhamaaday

Shirkii Wadatashiga Ha’adaha Dastuurka ee heer Federal iyo heer Dowlad Goboleed ee soo gabo-gabeynta dib u eegista FARSAMO ee Dastuurka KMG ah ayaa maanta oo taariikhdu tahay 13 November, 2020 lagu soo gabogabeeyay maagalada Muqdishu ee caasimadda Soomaaliya. Shirkan oo ay soo qaban-qaabiyeen Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista Dastuurka ee kala ah Guddiga La-socodka Dastuurka Baarlamaanka

Shirkii Hay’adaha Dastuurka ee soo gebo-gebeynta dib u eegista Farsamo oo soo dhamaaday Read More »

Soo Uruurinta Aragtiyada Dowalad Goboleedyada ee Nuqulkii Labaad ee Dastuurka KGM Ah.

Hay’adaha u xilsaaran dib u eegista iyo dhammeystirka Dastuurka ku-meel-gaarka ah ee kala ah Guddiga La-socodka Dastuurka Baarlamaanka Federaalka Soomaliya, Wasaaradda Arrimaha Dastuurka iyo Guddiga Madaxabanaan ee dib u eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa waxay latashiyo ballaaran la yeeshen Maarso 2020, qaar kamid ah dowlad goboleedyada sida Dowlad Goboleedka Galmudug, Hir-shabelle iyo Koonfur-Galbeed waxyna u

Soo Uruurinta Aragtiyada Dowalad Goboleedyada ee Nuqulkii Labaad ee Dastuurka KGM Ah. Read More »

Ra’iisul wasaaraha Soomaliya oo la kulmay Hay’adaha Dib u eegista Dastuurka

Hay’adaha dib-u-eegista Dastuurka ee Guddiga La-socodka Dastuurka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS iyo Guddiga Madaxabanaan ee Dib u eegista iyo Hirgalinta Dastuurka, ayaa maanta oo Arbaco ah taariikhduna tahay 14 Oktoober 2020, la kulmay ra’iisul wasaaraha XFS mudane Maxamed Xuseen Rooble. Kulankan oo ahaa is xog-wareeysi iyo wadatashi ayaa waxaa kasoo qaybgalay

Ra’iisul wasaaraha Soomaliya oo la kulmay Hay’adaha Dib u eegista Dastuurka Read More »

Guddiga Joogtada ee Aqalka Sare oo loo soo bandhigay Habraaca Ansixinta Dastuurka KMG.

Guddiyada Dib u eegista Dastuurka ee heer Federaal oo kala ah Guddiga La socodka Dastuurka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Guddiga Madaxabanaan ee dib u eegista iyo Hirgalinta Dastuurka ayaa maanta kulan ay la yeesheen Guddiga Joogtada iyo Gudoonka Golaha Aqalka Sare waxay ugu soo bandhigeen Habraaca wax kabeddelka Dastuurka KMG ah. Kulankan oo ahaa kulankii

Guddiga Joogtada ee Aqalka Sare oo loo soo bandhigay Habraaca Ansixinta Dastuurka KMG. Read More »

Guddiyada Dastuurka oo la kulmay Guddoonada BFS iyo sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha

25 Agoosto 2020, Guddiyada Dib u eegista Dastuurka ee heer Federaal oo kala ah Guddiga La-socodka Dastuurka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Guddiga Madaxabanaan ee dib u eegista iyo Hirgalinta Dastuurka ayaa soo gabo-gabeeyay Habraacii Doodda iyo Ansixinta Dastuurka KMG. Habraacan oo la horgeeyay 27/11/2019, Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya labadiisa Gole oo wada fadhiya si ay wadajir ugu

Guddiyada Dastuurka oo la kulmay Guddoonada BFS iyo sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha Read More »

WAR-MURTIYEED 28 AGOOSTO 2019 – GAROWE

JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA MADASHA GUDDIYADA DASTUURKA HEER FEDERAL IYO HEER DOWLAD GOBOLEED. WAR-MURTIYEED 28 AGOOSTO 2019 – GAROWE HORUDHAC Shir La-tashi ah oo socday muddadii u dhexeysay 26 ilaa 28 Agoosto 2019, laguna qabtay Magaalada Garoowe ee Dawladda Puntland ee Soomaaliya ayaa waxaa isugu yimid xubnaha Madasha Guddiyada Dastuurka ee Heer Federaal iyo Heer Dawlad

WAR-MURTIYEED 28 AGOOSTO 2019 – GAROWE Read More »

Scroll to Top
Scroll to Top