WAR-MURTIYEED 9 APRIL 2019 – KISMAAYO
JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA MADASHA GUDDIYADA DASTUURKA HEER FEDERAL IYO HEER DOWLAD GOBOLEED. WAR-MURTIYEED 9 APRIL 2019 – KISMAAYO HORUDHAC Shir Wadatashi ah oo socday muddadii u dhexeysay 7 ilaa 9 Abriil 2019, laguna qabtay Magaalada Kismaayo ee Jubbaland ayaa waxaa isugu yimid Hay’adaha Dastuurka ee heer Federaal iyo heer Dawlad Goboleed oo ka kooban Wasaaradda […]
WAR-MURTIYEED 9 APRIL 2019 – KISMAAYO Read More »








