All

Ra’iisul wasaaraha Soomaliya oo la kulmay Hay’adaha Dib u eegista Dastuurka

Hay’adaha dib-u-eegista Dastuurka ee Guddiga La-socodka Dastuurka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS iyo Guddiga Madaxabanaan ee Dib u eegista iyo Hirgalinta Dastuurka, ayaa maanta oo Arbaco ah taariikhduna tahay 14 Oktoober 2020, la kulmay ra’iisul wasaaraha XFS mudane Maxamed Xuseen Rooble. Kulankan oo ahaa is xog-wareeysi iyo wadatashi ayaa waxaa kasoo qaybgalay

Ra’iisul wasaaraha Soomaliya oo la kulmay Hay’adaha Dib u eegista Dastuurka Read More »

Guddiga Joogtada ee Aqalka Sare oo loo soo bandhigay Habraaca Ansixinta Dastuurka KMG.

Guddiyada Dib u eegista Dastuurka ee heer Federaal oo kala ah Guddiga La socodka Dastuurka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Guddiga Madaxabanaan ee dib u eegista iyo Hirgalinta Dastuurka ayaa maanta kulan ay la yeesheen Guddiga Joogtada iyo Gudoonka Golaha Aqalka Sare waxay ugu soo bandhigeen Habraaca wax kabeddelka Dastuurka KMG ah. Kulankan oo ahaa kulankii

Guddiga Joogtada ee Aqalka Sare oo loo soo bandhigay Habraaca Ansixinta Dastuurka KMG. Read More »

Guddiyada Dastuurka oo la kulmay Guddoonada BFS iyo sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha

25 Agoosto 2020, Guddiyada Dib u eegista Dastuurka ee heer Federaal oo kala ah Guddiga La-socodka Dastuurka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Guddiga Madaxabanaan ee dib u eegista iyo Hirgalinta Dastuurka ayaa soo gabo-gabeeyay Habraacii Doodda iyo Ansixinta Dastuurka KMG. Habraacan oo la horgeeyay 27/11/2019, Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya labadiisa Gole oo wada fadhiya si ay wadajir ugu

Guddiyada Dastuurka oo la kulmay Guddoonada BFS iyo sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha Read More »

GL oo la kulmay madaxda iyo shacabka DG Galmudug kuna wareejiyay nuqulka cusub ee Dastuurka

Guddiyada Dib u eegista Dastuurka ee heer Federaal oo kala ah Guddiga La-socodka Dastuurka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Guddiga Madaxabanaan ee dib u eegista iyo Hirgalinta Dastuurka iyo Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha iyo Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Galmudug. Guddoomiyaha Guddiga Lasocodka, Dib u eegista iyo Hirgelinta Dastuurka Baarlamaanka FS senator Cabdi

GL oo la kulmay madaxda iyo shacabka DG Galmudug kuna wareejiyay nuqulka cusub ee Dastuurka Read More »

GL oo la kulmay madaxda iyo shacabka DG KG kuna wareejiyay nuqulka cusub ee Dastuurka

Gudd Guddiyada u xilsaaran dib u eegista Dastuurka ee Guddiga La socodka Dastuurka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Guddiga Madaxabanaan ee dib u eegista iyo Hirgalinta Dastuurka ayaa maanta oo ah 7 March 2020 ku wareejiyey Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya nuqulka qabyo qoraalka wax ka beddelka Dastuurka iyo warbixin faahfaahsan oo

GL oo la kulmay madaxda iyo shacabka DG KG kuna wareejiyay nuqulka cusub ee Dastuurka Read More »

GL oo la kulmay madaxda iyo shacabka DG HSH kuna wareejiyay nuqulka cusub ee Dastuurka

Hay’adaha Dib u eegista Dastuurka ee heer Federaal oo uu hogaaminaayo Guddiga la-socodka Dastuurka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la kulmay Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabelle iyo Golihiisa Wasiirada. Guddoomiye ku xigeenka Guddiga la socodka Dastuurka BFS xildhibaan Kaamil ayaa ku-wareejiyay laanta fulinta Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dokumentiyada ay u wadeen oo ah

GL oo la kulmay madaxda iyo shacabka DG HSH kuna wareejiyay nuqulka cusub ee Dastuurka Read More »

waxuuna ka shaqeeyaa kormeeridda, hagidda iyo ansixinta geedi-socodka dib-u-eegista Dastuurka.

Labada Guddi oo ansixiyay kalana saxiixday nuqulkii 2aad ee dib u eegista lagu sameeyay

Soo Gudbinta Natiijada Dib-u-Eegida 2aad ee wax ka beddelka Dastuurka Gudiga Madaxa-Bannaan ee Dib-U-Eegida iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa waxaa Guddiga La-socodka Dastuurka Baarlamaanka FS u soo gudbiyo natiijada dib u eegidii 2aad ee wax ka beddelka Dastuurka Ku meel gaarka ah. Waxaa guddigu dib u eegid labaad kusoo sameeyay dhamaan cutubyada Dastuurka taas oo isugu

Labada Guddi oo ansixiyay kalana saxiixday nuqulkii 2aad ee dib u eegista lagu sameeyay Read More »

Scroll to Top
Scroll to Top