War saxaafadeed

WAR-MURTIYEED 28 AGOOSTO 2019 – GAROWE

JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA MADASHA GUDDIYADA DASTUURKA HEER FEDERAL IYO HEER DOWLAD GOBOLEED. WAR-MURTIYEED 28 AGOOSTO 2019 – GAROWE HORUDHAC Shir La-tashi ah oo socday muddadii u dhexeysay 26 ilaa 28 Agoosto 2019, laguna qabtay Magaalada Garoowe ee Dawladda Puntland ee Soomaaliya ayaa waxaa isugu yimid xubnaha Madasha Guddiyada Dastuurka ee Heer Federaal iyo Heer Dawlad […]

WAR-MURTIYEED 28 AGOOSTO 2019 – GAROWE Read More »

WAR-MURTIYEED 9 APRIL 2019 – KISMAAYO

JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA MADASHA GUDDIYADA DASTUURKA HEER FEDERAL IYO HEER DOWLAD GOBOLEED. WAR-MURTIYEED 9 APRIL 2019 – KISMAAYO HORUDHAC Shir Wadatashi ah oo socday muddadii u dhexeysay 7 ilaa 9 Abriil 2019, laguna qabtay Magaalada Kismaayo ee Jubbaland ayaa waxaa isugu yimid Hay’adaha Dastuurka ee heer Federaal iyo heer Dawlad Goboleed oo ka kooban Wasaaradda

WAR-MURTIYEED 9 APRIL 2019 – KISMAAYO Read More »

WAR-MURTIYEED 11 OCTOOBER 2018 – GAROWE

JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA MADASHA GUDDIYADA DASTUURKA HEER FEDERAL IYO HEER DOWLAD GOBOLEED. WAR-MURTIYEED 11 OCTOBER 2018 – GAROOWE HORUDHAC Shir La-tashi ah oo socday muddadii u dhexeysay 9 ilaa 11 Okotber 2018, laguna qabtay Magaalada Garoowe ee Puntland ayaa waxaa isugu yimid xubnaha Madasha Guddiyada Dastuurka ee Heer Federaal iyo Heer Dawlad Goboleed oo ka

WAR-MURTIYEED 11 OCTOOBER 2018 – GAROWE Read More »

WAR-MURTIYEED 19 ABRIIL 2018 – MUQDISHU

JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA MADASHA GUDDIYADA DASTUURKA HEER FEDERAL IYO HEER DOWLAD GOBOLEED. WAR-MURTIYEED 19 APRIL 2018 – MUQDISHU HORDHAC Shir wadatashi ah oo socday muddadii u dhexeysay 18 ilaa 19 Abriil 2018, laguna qabtay Magaalo-madaxda Muqdisho ayaa waxaa isugu yimid Guddiyada Dastuurka Heer Federaal & Guddiyada Dastuurka Baarlamaannada Dowlad goboleedyada Soomaaliya, waxaana shirka madasha daah-furay

WAR-MURTIYEED 19 ABRIIL 2018 – MUQDISHU Read More »

Scroll to Top
Scroll to Top