Doodda Cutubka Labaad ee Dastuurka oo Gashay maalintii labaad
Muqdisho; 26 Febraayo, 2024; Waxaa maalintii labaad galay ka doodista cutubka labaad ee soojeedinta wax ka beddelka Dastuurka oo ka hadlaayo Xuquuqda Asaasiga ah iyo Waajibaadka Muwaaddinka qodobadiisa 10aad ilaa 20aad. Doodda maanta waxaa ka qaybqaatay in ka badan 34 xildhibaan iyo senator, ayagoo diiradda saaray xorriyadda diinta, caqiiddada, sinnaanta, xuquuqda asaasiga, xorriyadda nabadgelinta qofnimada […]
Doodda Cutubka Labaad ee Dastuurka oo Gashay maalintii labaad Read More »
