AFARTA CUTUB EE UGU HOREEYSA DASTUURKA OO MAANTA LA ANSIXIYAY;
Muqdisho; 30 Maarso, 2024; Xubnaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya labadiisa Aqal ayaa maanta ansixiyay afarta cutub ee ugu horeeysa Dastuurka Soomaaliya. Ugu horeyn sida uu qabo Qaraarka Habraaca Wax ka beddelka Dastuurka Qodobkiisa 5aad, Farqada Saddexaad, Guddiga Dib u eegista iyo La-socodka Hirgelinta Dastuurka ayaa keenay soojeedin(motion) ku saabsasan cutubka labaad qodobka 13(1) “Xaqa Nolosha”, […]
AFARTA CUTUB EE UGU HOREEYSA DASTUURKA OO MAANTA LA ANSIXIYAY; Read More »

