GL oo la kulmay madaxda iyo shacabka DG KG kuna wareejiyay nuqulka cusub ee Dastuurka

Facebook
Twitter
LinkedIn

Gudd

Guddiyada u xilsaaran dib u eegista Dastuurka ee Guddiga La socodka Dastuurka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Guddiga Madaxabanaan ee dib u eegista iyo Hirgalinta Dastuurka ayaa maanta oo ah 7 March 2020 ku wareejiyey Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya nuqulka qabyo qoraalka wax ka beddelka Dastuurka iyo warbixin faahfaahsan oo sharaxaad ka bixineeysa hanaankii loomaray dib u eegista dastuurka.

Kulanka oo ay goobjoog ahaayeen Wasiiro, xildhibaano iyo odeyaasha dhaqanka ayaa lagu soo bandhigay nuxurka wax ka bedelka lagu sameeyey dastuurka ku meel gaarka ah.

Scroll to Top
Scroll to Top