March 23, 2020

GL oo la kulmay madaxda iyo shacabka DG Galmudug kuna wareejiyay nuqulka cusub ee Dastuurka

Guddiyada Dib u eegista Dastuurka ee heer Federaal oo kala ah Guddiga La-socodka Dastuurka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Guddiga Madaxabanaan ee dib u eegista iyo Hirgalinta Dastuurka iyo Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha iyo Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Galmudug. Guddoomiyaha Guddiga Lasocodka, Dib u eegista iyo Hirgelinta Dastuurka Baarlamaanka FS senator Cabdi […]

GL oo la kulmay madaxda iyo shacabka DG Galmudug kuna wareejiyay nuqulka cusub ee Dastuurka Read More »

GL oo la kulmay madaxda iyo shacabka DG KG kuna wareejiyay nuqulka cusub ee Dastuurka

Gudd Guddiyada u xilsaaran dib u eegista Dastuurka ee Guddiga La socodka Dastuurka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Guddiga Madaxabanaan ee dib u eegista iyo Hirgalinta Dastuurka ayaa maanta oo ah 7 March 2020 ku wareejiyey Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya nuqulka qabyo qoraalka wax ka beddelka Dastuurka iyo warbixin faahfaahsan oo

GL oo la kulmay madaxda iyo shacabka DG KG kuna wareejiyay nuqulka cusub ee Dastuurka Read More »

Scroll to Top
Scroll to Top