WAR-MURTIYEED 19 ABRIIL 2018 – MUQDISHU
JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA MADASHA GUDDIYADA DASTUURKA HEER FEDERAL IYO HEER DOWLAD GOBOLEED. WAR-MURTIYEED 19 APRIL 2018 – MUQDISHU HORDHAC Shir wadatashi ah oo socday muddadii u dhexeysay 18 ilaa 19 Abriil 2018, laguna qabtay Magaalo-madaxda Muqdisho ayaa waxaa isugu yimid Guddiyada Dastuurka Heer Federaal & Guddiyada Dastuurka Baarlamaannada Dowlad goboleedyada Soomaaliya, waxaana shirka madasha daah-furay […]
WAR-MURTIYEED 19 ABRIIL 2018 – MUQDISHU Read More »
