Guddiyada Dastuurka oo la kulmay Guddoonada BFS iyo sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha

25 Agoosto 2020, Guddiyada Dib u eegista Dastuurka ee heer Federaal oo kala ah Guddiga La-socodka Dastuurka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Guddiga Madaxabanaan ee dib u eegista iyo Hirgalinta Dastuurka ayaa soo gabo-gabeeyay Habraacii Doodda iyo Ansixinta Dastuurka KMG. Habraacan oo la horgeeyay 27/11/2019, Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya labadiisa Gole oo wada fadhiya si ay wadajir ugu […]

Guddiyada Dastuurka oo la kulmay Guddoonada BFS iyo sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha Read More »