Guddiga Joogtada ee Aqalka Sare oo loo soo bandhigay Habraaca Ansixinta Dastuurka KMG.
Guddiyada Dib u eegista Dastuurka ee heer Federaal oo kala ah Guddiga La socodka Dastuurka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Guddiga Madaxabanaan ee dib u eegista iyo Hirgalinta Dastuurka ayaa maanta kulan ay la yeesheen Guddiga Joogtada iyo Gudoonka Golaha Aqalka Sare waxay ugu soo bandhigeen Habraaca wax kabeddelka Dastuurka KMG ah. Kulankan oo ahaa kulankii […]
Guddiga Joogtada ee Aqalka Sare oo loo soo bandhigay Habraaca Ansixinta Dastuurka KMG. Read More »
