Ra’iisul wasaaraha Soomaliya oo la kulmay Hay’adaha Dib u eegista Dastuurka
Hay’adaha dib-u-eegista Dastuurka ee Guddiga La-socodka Dastuurka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS iyo Guddiga Madaxabanaan ee Dib u eegista iyo Hirgalinta Dastuurka, ayaa maanta oo Arbaco ah taariikhduna tahay 14 Oktoober 2020, la kulmay ra’iisul wasaaraha XFS mudane Maxamed Xuseen Rooble. Kulankan oo ahaa is xog-wareeysi iyo wadatashi ayaa waxaa kasoo qaybgalay […]
Ra’iisul wasaaraha Soomaliya oo la kulmay Hay’adaha Dib u eegista Dastuurka Read More »
